Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo Dalka ku soo Guryo Noqday Isago Han Ka hel Furista Uurarda

0
Wednesday January 05, 2022 - 22:41:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo Dalka ku soo Guryo Noqday Isago Han Ka hel Furista Uurarda

    "Aqoonyahanka ayaa Lagu tirinayaa inuu ka mid yahay ashkhaasta Hanka leh "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aqoonyahanka ayaa Lagu tirinayaa inuu ka mid yahay ashkhaasta Hanka leh "

Hargeysa(HWN):-Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo hore u soo noqday Mareeyihii Maalgashiga ee xukuumadii Madexweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa soo gaadhey dalka isagoo in muddo ah ku sugnaa dalka dibadiisa.

 

Mudane Badmaax ayaa ka mid ah Aqoonyahanada Soomaliland ee waaya araga ah soona bartay cilmiga dhaqaalaha, Siyaasada iyo sidio kale culuumta shuruucda caalamiga ah.

 

Aqoonyahanka ayaa Lagu tirinayaa inuu ka mid yahay ashkhaasta Hanka leh  hadii Ururada Siyaadada la furo


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...