Gaboose Vs Cirro. Qore: Mukhtar Cilmi

0
Wednesday January 05, 2022 - 11:57:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Gaboose Vs Cirro. Qore: Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Saaxadda Siyaasadda Somaliland Waa Mid Soo Martay Marxalado Kala duwan Tan Iyo Markii ay Somaliland Qaadatay Nidaamka Xisbiyadda Iyo Tartanadda Furan Waxa Jiray Ururo Iyo Xisbiyo Siyaasadeed Oo La Kowsaday Habdhaqano Iyo Nidaamyo U Gaar Ah Oo Isugu Jiray Kuwo Togan Iyo Mid Tabanba. Shalay hadaladii kasoo baxay dr maxamed cabdi gaboose wixi iftimiyeen in siyaasi weyn ka maqna saaxada 10 sanadood loo baahna, runti waa ninka aan maalin kaliya ka maqnaan dalkiisa oo marxalad walba oday ka aha, han iyo ujeedo lahaana in in u hanto kursiga madaxnimada somaliland.

 

Ma xumo in u qofku laba jeer galo tartan siyaasiydeed iyado aanu wada ognahay ururkii Sahan 2002 guulaystay lkn ay reebtay Udub kana aar goostay 2010 marku goosha kulmiye qayb weyn ka aha , Kadibna ururkii umadda oo ku hadhay 2012 qaybtii ugu danbaysa meel fiican soo gaadhay. Lkn waxaan barbar dhigaya Hanka gaboose iyo qalooca cirro oo ila u marku ahaa gudoomiyaha barlamaanka iyo gudoomiyaha waddani lagu shaqeysanayey, han iyo hadaf iyo karti iyo codkarnimo San lahayeen.

 

Gaboose waa nin mabd' leh waxna ku dhawaaqo kara, lkn cirro ku dhac maleh,xisbigii dadku ku tabcayna ayuu maalin cad xirsi kaga iibiye isago cidna la tashan .waxaan soo dhaweynaya Hanka iyo Ururka Sahan ee musharax ka noqon doono dr.maxamed cabdi gaboose.



Qore mukhtar cilmi

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...