Ninka Adagi Ma Gilgisho. Balse Geedka Laanta Halku Ka Jarayo Wuu Yaqaan

0
Wednesday January 05, 2022 - 08:38:30 in Articles by
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninka Adagi Ma Gilgisho. Balse Geedka Laanta Halku Ka Jarayo Wuu Yaqaan

    W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Ninka adagi ma gilgisho. Balse geedka laanta halku ka jarayo wuu yaqaan. Rag badan oo maalmahan tvyadda taagna. Intuu sameyey ma sameyn karaan. Waayo, dulqaad ma leh. Keni addeyg maleh



Deeqmaleh. Hogaminta dadka kala aragtida duwan sida la isugu waddo maleh. Intooda baddan waa xaasaddnimo iyo canjarafeyn.


Waxey yaqaaniin maxaa ii muuqdda. Saxiibkey Ciro Roadmapka Siyaasadda Somaliland waxbadan wuu ku soo kordhiyey. Hadaan idin xasuusiyo qodobaddu ku soo kordhiyey siyaasadda Somaliland intey jirtey.


■ Waa maskaxaddi Ucid feysal la aasaastey. Hadana iyadoon la fahamsaneyn xukumadayadii UDUB kaga guuleystey Kursiga shir-gudoonta macno weyna u yeeley.


■ Waa ninka isaga shir-gudoona Golaha wakiiladda aan laga fileyn.  Xisbi furtey ee akhriyey dastuurka dalka in aanu diideyn ee xukumadii kulmiye iyo 82 xildhibaan oo 54 xisbiga kulmiye ahayeen, jahawarereen. Hadana iska casiley iyadoo aanu qaranka iyo dastuurka waxba u dhimin.


■ Waa ninka Xisbigu aas aasey gartey, in aanu saaxadda ka baxin ee isagoon Madaxweyne, Noqon wareejiyey ee xukumadda maanta qorshaheedii bedelley. Madaxweyne Muuse Saxiibkii Ina Kaahin iska daa, inuu Xisbi ku wareejiye isagoo xeerkii soo celiyey oo yidhi dastuurku khilaafsan yahey wajiibkiina ka guta. Markuu arkey isbedelka Xisbiga waddani ku dawakhey ee yidhi.


Ururadaan furayaa...Hadaba shacabow ururadda sharciyadd lagu furayo la iskuma diidana waxa sartu ka qudhuntey. Madaxwyne 13 Nov 2022 xagaad naga dhaafineysa. Halkaas baa la isku heyska.


Markaa maxkamaddu maaha gaadhi muxawila Go'aamadeeddu. Sababtoo intiina dhigatey, Businesska. in badan baad maqasheen.


First in and first out (FIFO) ama Last in first out (LIFO).

Marhadii doorashadii Madaxweynuhu ka soo horeysa waqtiga shahaadda Asxaabtu dhaceysa. Waxa caqliga saliimka ahi sheegaya in doorashadii Madaxtoyadda 3 Xisbi galaan. Ururadda iyadoo la diwaan galin karo intaan shahaddodu dhicin. Doorashadda Madaxtoyada markey dhacdo iyagana. maalinta tartankoda la cayimo la galo.


Waxii intaas dheeri, Sharciguna wuu yahey, Tafsiirkana nin intaas ka badani ka doona waa nin sadbuursiyo wadda. Waxeyna keeneysa khilaaf horleh.


Waxaan ka mid ah, khilaafkaas. Mudada Madaxweynaha la doortey waa 5 sano. Asxaabta Qarankana mudadooddu waa 10 sano. sharciguna waxu sheegaya mid walba waqtiga uu ka dhamaanayo muddo xiloodkoodu.


Marka hadder Sheekadda Madaxweynuhu wada waxa weeye teydda aan korodhsadee. Tiinana aan soo qadimo. Xaalku markaa waxu maraya Alxuud Mayakul Xuud.


Waxeynu sugeyna halkey isugu biyo shubato. weynu aragnaayo inta durbaan Madaxtoyaddu tumeyso ee marba waji cusub inoo soo xidhnaaya. Anna waa in kan. Baa ina heysta maalmahan Filasha iyo qeyladdu waa cirka. nin waliba waxaanu awoodi buu hadda inoo shegaya. Berina waxu odhanaya waar waxba furan kari maaye hebel makugu soo biira.


Addunow ceeryaale.


Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...