Prof. Yaasiin Iyo Prof Buubaa Waa Buuq Boog Sita

0
Tuesday January 04, 2022 - 10:27:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof. Yaasiin Iyo Prof Buubaa Waa Buuq Boog Sita

    W/Q: M Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M Bashe

La badan nin ee Professors yidhi Waanu nahay, caqligoodii iyo cilmigoodii wuu anfici layey dadkoodii iyo Dalkoodii waxaa lagu tilmaamaa ama ay yihiin waa Buuq-Buug-Sita. Waxaa Maanta Bulshada Reer Somaliland Ku Farxi Lahayd Iyagoo Maxkamadda Sare La Tegi Lahaa Iyagoo U Ashkatoonaya Ragga Coldoon U Horeeyo, Dadka Muse Iska Xidhxidhay Ee Gudoomiye Ku Xigeenkii Wadani Ku Jiro Abwaanadu Ku Jiraan Iyo Suxifiyiintu Ee Xoriyatalqawl Ugu Xidhan Ninka Muse Biixi Een Sifada Madaxweyne Lahyn Ee Madaxdii Xafiiska Ummadda U Sarreeya Kula Dagaalamaya Ee Gacanta Qaaday A Ee Caytamaya Inay Maxkamadda Ula Tagaan Bay Ahayd Hadalka Ay Ku Andacoonayaan Ee Ah Dawlad Qaanuuniya Baynu Nahay, Xagguu Qaanuunku Joogaa. Waxay Ahayd Inay Maxakamada Hadday Xaqsoore Tahay Inay Ku Yidhaahdaan Waar Dadka Xaq Darada Ku Xidhan Ee Muse Xidhay Xadhiga Ka Fura Ee Aanay Ururo Beenbeen Ah Noo Fur Aanay Bulshada La Hor Iman. Ujeedadooda Waa La Garanayaa Waa Xisbiyada Jira Baabi I Oo Dagaal Bay Kula Jiraan Labada Xisbi Ucid Iyo Wadani.

 

Wadanka Waxay Gelinayaan Dagaal Waa Aragtaan. Muse Biixi Wadan Ma Hogaamin Karo Gebagebadiisu Waa Dagaal Hubaal Isna Nolosha Djabouti Buu Ka Soo Bilaabay Noloshiisuna Jabouti Bay Ku Dambaynaysaa Isagoo Caafimaad La Tegi Doonin.

 

Waxaa La Yidhi ' Beesaddii Gabawdaa Bangigay Ku Noqotaa- Muse Biixi Jabouti Buu Ku Dambaynayaan isagoo intan ka liita.

 

M Bashe 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...