Shirka Amniga Laascaanood oo lagu Qabtay Hoolka Dawladda Hoose

0
Monday January 03, 2022 - 09:07:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Amniga Laascaanood oo lagu Qabtay Hoolka Dawladda Hoose

    Ugu horrayn waxaa ka hadkay xoghayaha dawlada hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horrayn waxaa ka hadkay xoghayaha dawlada hoose


Kusimaha Duqa Degmada Laascaanood oo uu weheliyo Talyaha qaybta booliska gobolka Sool Xoghayaha Fulinta dawladda hoose, taliyaaasha saldhigyada Xaafadaha gudiyada Xaafadaha, xildhimaanda golaha iyo Agaasimayaasha waaxyada dawladda hoose ayaa shalay shirka Amniga Laascaanood ku qabtay hoolka dawladda hoose ee Laascaanood.


Ugu horrayn waxaa ka hadkay xoghayaha dawlada hoose Cabdigaas khadar Maxamuud gaas oo kawaramay ujeedka shirka kusimaha duqa degmada Laascaanood md Axmed Maxamuud Kowte ayaa ku dheeraaday shirkan amniga ayaa socon doona todobaadkasta maalin.

talyaha qaybta boolisk gobolka Sool Cali Axmed Shire duuble ayaa isna u mahad celiyey masuuliyiinta dowladda hoose iyo gudiyada xaafadaha isagoo ugu baaqay bulshad lascanood inay la shaqeeeyaan vooliska iyo maamulka gobolka iyo degmadaba..

Loading...
Loading...