Maxkamada Sare Somaliland. Qore Mukhtar Cilmi

0
Saturday January 01, 2022 - 10:52:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Sare Somaliland. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Siyaasaddu waa nidaam dhaqan dhaqaale oo dal lagu hoggaamiyo, waxana ay ku salaysan tahay dastuurka iyo xeerarka dalkaasi u dhigan. Dadka nidaamkaasi hoggaamiya amma wax ha ku kordhiyeen amma wax ha ka beddeleene ayaa la yidhaa siyaasiyiin, waxana hoggaamiya madaxweynenaha iyo dastuurka somaliland u yaala.

 

Gud.maxkamada sare mudane aadan xaaji cali waxa la huba in u go'anka soo saaray kii shicibka iyo madaxweynaha ku farxi lahaayen ayuu noqon, in ururada la furi oo sharci tahay 6 bilood kahor doorashada hawshooda la galo. Waxaanu farayna gud.aadan xaaji cali si degdeg ah usoo afjaro xeer14 iyo cabaadka xisbiyadan ku liidka ah qarannimada iyo wadajirka somaliland.

 

Qore Mukhtar Cilmi

[email protected] 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...