Nolasha Oo Qaali Garowda Waxay Keentaa (Caruurta Oo Dooxyada Iyo Musqulaha Laga Soo Guro)

0
Thursday May 23, 2019 - 14:53:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nolasha Oo Qaali Garowda Waxay Keentaa (Caruurta Oo Dooxyada Iyo Musqulaha Laga Soo Guro)

    24/5/019

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

24/5/019

nolasha maanta ka jirta somaliland ma ah nolol loo adkaysan karo waa nolol waxayaabahii daruuriga ahaa oo dhami qaali yahiin ,haday noqoto korontada ,haday noqoto, biyaha, ahayday noqoto cuntada, hayday noqoto kirada guryahay, haydaynoqoto telephonada,



waxaana badanaa taasi dhacdaa marka xuklumadaha jiraa ay wax xila iska saariwaayaan iskana indho tiraan, kuna dadaaliwaayaan sidii ay noloshu caadi ugu soo noqon lahayd , maanta waxaa magaalada hargaysa ka jira waa bulshadii oo dabaqado noqotay .oo qaybina ay cuntada daadinayso qaybina ay laadahay maalin dagaalkii . taas oo uu abuuray xisbiga kulmiye iyo dowladii maxamed axmed siiraanyo.


maanta magaalada hargaysa waxaa aad arkaysaa shaqo laan aad u xad dhaafa ,mar aan waydiiyey dad badan , halka ay geeyaan arjiyadooda?


waxay noo sheegeen in ay agaasimayaasha u geeyaan,iyo wasiirada, mar aan su’aashii ku celiyey , oo kaalay miyaydaan gayn wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ?


maya maya, maba naqaanaba waxa wasaarada iyo wax ka shaqeeyaba, oo kaalay hadaa sidee agaasime iyo wasiir shaqo idiin siiyaa indinkoon soo marin wasaarada shaqada ?adeer waa is afgarad


waxa wax lala yaabo amaba laga yaqyaqsoodo in waxyaabhaas oo kale ka dhacaan maanta dalkeeniii oo hablaheenii ay dooxyada iyo musqulaha ku ridaan beerkoodii , waayo , foolxumadan u may badheedhin ee waxaa ku kalifataywaa baahi ee u may badheedhin .


gabogabadii

waxaa wax laga ooyo ah in ay Somaliland ay ka dhacdo in caruur markaas
dhalatay laga soo guro dooxyada iyo musqulaha ,maanta darxumada ay keentay nolasha somaliland ee qaaliga ahi waa taa natiijadeedii ,hadii aan sidegdega aan nolasha hargaysa aan lagu soo celin meel nolol jaban ,

waxaa soo socta in dadku is cunaaan , oo boobku bato, xumaantuna iyo
faaxishadfuna sii fido. Markaa ninka baahani waa in uu ka wax haysta ka boobaa.


By : Khadar Adam Aw Muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...