Madax Somaliland Ka Tirsan Oo La Kulmay Hogaamiyaha Mucaaradka Somaliya Ee Wadda Jir.

0
Thursday May 23, 2019 - 14:18:13 in News by
  • Visits: 3608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax Somaliland Ka Tirsan Oo La Kulmay Hogaamiyaha Mucaaradka Somaliya Ee Wadda Jir.

    Madax Somaliland Ka Tirsan Oo La Kulmay Hogaamiyaha Mucaaradka Somaliya Ee Wadda Jir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax Somaliland Ka Tirsan Oo La Kulmay Hogaamiyaha Mucaaradka Somaliya Ee Wadda Jir.


Hargaysa(HWN)Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Wadajir ,Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hal fadhi kala soo muuqday mas'uuliyiin ka tirsan Soomaaliland oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.


.



Xubnaha kala soo muuqday sawirka Cabdiraxmaan Cabdishakuur , waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe,Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Dheere,Cabdi Casiis Samaale Iyo Murasax Ku Xigeenkii xisbig ucid Prf Abyan.


Ma jirto faahfaahin laga helay kulanka iyo waxyaabaha looga wada-hadlay,balse warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in kulanka la iska xogwareystay xaaladda gobolka iyo guud ahaan Soomaaliya.


Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Wadajir ,Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo aad u dhaliila maamulka madaxweyne Farmaajo,mas’uuliyiinta ka socda Soomaaliland ee uu la kulmay waxaa ay u joogaan Kenya martiqaad ay ka heleen xukuumadda Kenya.


Loading...
Loading...