Qalalaasaha Somalia Ka Jira Iyo Kursi Jacaylka Farmaajo

0
Tuesday December 28, 2021 - 19:28:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qalalaasaha Somalia Ka Jira Iyo Kursi Jacaylka Farmaajo

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Sida aan ognahay  baryaha danbe waxa cirka isku shareeray khilaaf u dhaxeeyay raysal wasaaraha dalkaas Somalia Iyo madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday sannad ka hor.

 

Khilaafkan oo gaadhay aduun weynaha taa oo ka dhigtay  arin xasaasi ah .heer la gaadhay in la isku adeegsado  warbaahinta Dawliga taasi oo  adeegsaday erayga ah madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday oo ay uga jeeday mudane Farmaajo.

 

Hadaba farmaajo xaq ma u leeyahay inuu ka qaado raysal wasaaraha.haddaba sida qodobka ku meel gaadhka farqadiisa 90aad ku xusan taasi oo tilmaamasa in uuna madaxweyne ka hagin karin shaqada raysal wasaaraha taasina u fasaxayn.

 

 

Haddaba tani waxa cadaynasaa in farmaajo aad u jecelyahay kursiga wado kastoo uu Mari karana uu u mari doono.

 

Dunida waxay qiimaysaa dooroshooyin Iyo hanaanka dimuqraadiga si walba markaan u eegay anigoo leh Gari allay taqaan farmaajo aadbuu u qaldanyahay.

W/Q: Hamse Riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...