Kursiga HOPE-082 Oo Lagu Doortay Magaalada Kismaayo

0
Tuesday December 28, 2021 - 12:30:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kursiga HOPE-082 Oo Lagu Doortay Magaalada Kismaayo

    Cabdirashiid Jire Qalinle wuxuu helay 75 cod

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdirashiid Jire Qalinle wuxuu helay 75 cod




Waxaa weli Magaalada Kismaayo ka socota doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursigii labaad ee Golaha Shacabka ee degaan doorashasiisu tahay Jubbaland.



Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal oo ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP 082 ayaa sheegay in Xildhibaan Cabdirashiid Jire Qalinle uu ku guuleeystay kursiga.

Cabdirashiid Jire Qalinle wuxuu helay 75 cod

Siyaad Aadan Iile oo la tartamay wuxuu helay 20 cod 4-cod, iyada oo la guda galay doorashada kursiga Saddexaas.
Loading...
Loading...