Xubno kamida Shaqaalaha Dekedda Berbera oo tababar loo xidhay

0
Tuesday December 28, 2021 - 08:26:54 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno kamida Shaqaalaha Dekedda Berbera oo tababar loo xidhay

    Tababarka oo la xidhiidha kor uqaadida adeegyada dekedda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarka oo la xidhiidha kor uqaadida adeegyada dekedda




Maareeyaha Hay’adda Dekeddaha Somaliland, ayaa tababar u xidhay xubno kamid Shaqaalaha Dekedda Berbera.



Tababarka oo la xidhiidha kor uqaadida adeegyada dekedda ayaa socday muddo lix bilood ah.


munaasida tababarka loogu xidhay Shaqaalahan waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka socda Shirkadda DPWORLD ee Maamulka adeegyada Dekedda.

Loading...
Loading...