Isbedel Ka Somaliland Ka Dhacaya Oo Soo Muuqday.

0
Monday December 27, 2021 - 17:59:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Isbedel Ka Somaliland Ka Dhacaya Oo Soo Muuqday.

    W/Q: M. Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M. Bashe
Quwadaha isla hirdamaya ee ka JIRA oo seddex ah iyo DHIBAATADA haysata shacabka oo iyana Quwadaha dhextaalo, sida sicir barakah aan maceeshadii la goyn KARIN iyo CAAFIMAAD kii iyo tacliintii oo taabatay qoyskasta boqolkiiba sideetan.



SEDDEXda quwadood waa XUKUUMADDA Muse BIIXI oo raba Inaanuu DOORASHO lagaga guulaysto qabanin ee UU laba shay SAMEEYO in UU waqtiga doorashooyinka khalkhal siyaasadeed GELIYO si aanay u dhicin 13/11/2022 oo UU xusbiyada JIRA waqtigooda rido muddo korodhsi HALKAA ka hello. Ta LABAAD inuu Baarlamaanka cusub khalkhal GELIYO oo KALA qaybqaybiyo hanjabaado Ana u diray, xabado ka dhex RIDAY.


Quwadda labaad ee xoogga ah waa xusbiyada Mucaaradka ah oo weliba Xisbiga wadani oo isbedel siyaasi ya oon Hore Somaliland LOOGU arag sameeyey oo Gudoomiyenimadii ku wareejiyey nin shacabka Somaliland u arkeen XUKUUMADDA cusub ee wadani Inay isbedel keenayso waayo qabyaaladdii buu toogtay Cabdiraxmaan CIRRO oo isbedel kale ayaa ku dabajira oo HORUUMAR iyo Ictiraaf keeni kara Muse arintaa si argagax iyo khalkhal siyaasadeed Bay ku keenay.


Quwadda kale ee soo SOCOTA oo Ethiopia ah oo iyana ka cadhootay XUKUUMADDA Muse oo hoosta kaga xidhnayd TPLF OO ay isla hayd way soo noqonayaa oo a bi Ahmed UU qaniinsanyey Muse Biixi iyo Ismail Omar Geelle.


DHIBAATADA shacabka Somaliland haysaa Maanta waxay keenaysaa dagaal haddii KHALKHALKA SIYAASADEED EE MUSE WADO UU KUSII SOCDO OO UU ISMAHADIYO HADANA SHACABKA DHEGTAA U TAAGAN OO WAR AY SUGAYAAN.


M Bashe
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...