Baaq Ku Socda Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

0
Sunday December 26, 2021 - 09:33:39 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Ku Socda Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan baaq udiraya gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland md. Aadan xaaji cali oo runti bulshada ay ixtiraam weyn u hayso, baaqan wuxuu ku salaysan yahay xeer 14 ee hor yaal gudoomiyaha in u xukumo, waxaanu farayna gudoomiyaha hadaanu nahay shacabweynaha taageersan furista ururada oo xiligoodi dhowyahay in u ku dhawaaqo xukunka.



Gobol walba waxay taageersan yihiin intooda badan furista ururada, shacabkuna waxay ka daalin Cirro iyo faysal oo khilaaf mooyaane waxa kale ay soo kordhin 10 sanno ay saaxada joogeyn.


Go'aankaaga ayey shacabka sugayaan si ururadu u soo diyaareyaan hawsha sugaya, madaxweyne muuse biixi cabdi wuu ku dhawaaqay furista ururada siyaasideed bisha may 2022. Sidaas awgeed waxaanu kaa codsanayna ku dhawaaqdaan furista ururada xeer 14 oo dhaqan gal ah.

Qore mukhtar cilmi

[email protected]
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...