DEG DEG Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ku war-galiyay Mudanayaasha golahaasi inay isu yimaada fadhi maalinta bari ah

0
Saturday December 25, 2021 - 12:13:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ku war-galiyay Mudanayaasha golahaasi inay isu yimaada fadhi maalinta bari ah

    Xildhibaan Golaha Wakiilada ayaa mudo aan kasoo xaadirin xarunta golaha kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Golaha Wakiilada ayaa mudo aan kasoo xaadirin xarunta golaha kadib



Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Xildhibaanada Golaha ku wargelinayaa inuu maalinta Beri ah furmi doono goluhu.

Xildhibaan Golaha Wakiilada ayaa mudo aan kasoo xaadirin xarunta golaha kadib markii muran sharci ka dhashay xeerka num 14 oo ah xeerka furista Ururada Siyaasada.

Qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa u gudbiyay Maxkamada sare ee Somaliland dawcada xeer 14 si ay tafsiir sharci uga bixiso.


Guud ahaan shacabka Somaliland ayaa u dheg taagaya go,aanka ka soo bixo doona Maxkamada sare.



No description available.



Loading...
Loading...