Tobbanka Danbe Ee Ramadaanta Iyo Siday Uga Faa'idaysan Karno Halabuur Qoraa Xamse Riiraash.

0
Thursday May 23, 2019 - 09:46:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tobbanka Danbe Ee Ramadaanta Iyo Siday Uga Faa'idaysan Karno Halabuur Qoraa Xamse Riiraash.

    Waxa ahaayeen dadku kuwa la nool oo taagan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ahaayeen dadku kuwa la nool oo taagan

ka faa’iaysiga bisha barakaysan ee ramadaanta.in badan oo ka mida dadku waxay ahaayeen kuwa u baratamaya kheyrka iyaga oo buuxinaya masaajida.


In badan oo dadka ka midii waxay u baratamaayan kheyrka iyagoo ku dadaalaya akhrinta qur;aanka kariimka.in badan waxa ay yihiin kuwa samo falayaal ah kuwaas oo dar alle u bixinaya waxa uu eebbe ku manaystay.

Bishan oo ah bil kheyr ah oo asxaabta iyo salafigiina ku hammi jireen inuu alle weyni mar qudha uun ku simo si ay uga faa’idaystaan.



Bishan waxa ku jira habbeeno ka kheyr badan kun bilood ajarkeeda laba koobi karayn.oo loogu yeedho laytul qadri.sida quraanka inuu sheegay.

Habeenada tobbanka ee danbe waa inaynu isku daynaa tukashada salaatul laylka iyo qiyaamka.waa in laga wada qayb qaata oo dadka la toosiyaa oo baryada ilaahna la badiyaa alla la waydiistaa inuu haleeshiiyo kana aqbalo acmaasha iyo ducadaba

Hamse riraash


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...