Xaalada Dalka Iyo Hore Socodka Furashada Ururada

0
Thursday December 23, 2021 - 09:30:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Dalka Iyo Hore Socodka Furashada Ururada

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash

Sida aan ka warqabno waxa uu dhawaan wasiirka warfaafintu caro baabay ku dhawaaqida Iyo furashada ururada.

 

Hore xukuumadu waxa ay u hirgalisay doorosho aan nooceega hore loo arag taa oo  jabisay rikoodhkii.kadib markay caalam weynuhu isku raaceen heerka horu socodka Iyo hanaan socodka system wanaaga ee ka hirgishay jamhuuriyadda mucjisada ee geeska afrika ka dhex banbanasa ee somaliland.

 

Xukuumadu iyadoo sii wadata geedi socodka iyo dhamaystirka ku aadan waajibaadkeeda ayay iyaduna dhankeeda ka adkaysay oo iclaanisay inay furanyihiin ururadu.

 

Inta badan shacabku way soo dhaweeyeen iyo labeenta bulshadu siyaasiyiinta iyo dadka badankoodu.balse waxa is diidsiiyay axsaabta mucaaridka oo u arkay khatarta Iyo saamaynta ay ku keeni karto.

 

Xukuumadda muuse waxa ay qabatay dooroshadii abid ugu fiicnayd dhaqanka galkeeda ururada Iyo doorooshioyinka waxa ay muuse ka dhigi doonaan madaxweyihii abid ugu wacnaa ee carada soo maray,

Hamse riiraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...