Colka Wadhaf Ma Lagu Deyey, Doorashadiyo Ururad Mar Kale Iyo Isdulsaarkii.

0
Thursday December 23, 2021 - 09:15:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Colka Wadhaf Ma Lagu Deyey, Doorashadiyo Ururad Mar Kale Iyo Isdulsaarkii.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B]


 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.



DOOROSHADIYO URURADA,ISKU DARO MAR WADA DHIGA,


DISANBARUUN KU BEEGSADA,QOLYAHANA DEGDEGAYEE,


DANBAYSIIYA GUURTIDA,SADDEXDA DOORKAN JOOGIYO,


INTA AAD KU DARAYSAAN,DIIWAAN GELIYA MAANTABA,


TANA WAA DULSAAR KALE,DUNIDABA WAXAAN DHICINE,


HAW DIYARGAROOBAAN,DADKEENU HAYSKU DOORTAAN,


DALKEENAN KII XUKUMILAA IYO,URURKAY DOONAANEE,


DALACAYEE XISBI U KORAY,DUNIDUNA HA YAABEENE,


                 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...