Taageero Ururka Sahan dr.Gaboose Qore Mukhtar Cilmi

0
Tuesday December 21, 2021 - 19:41:15 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Taageero Ururka Sahan dr.Gaboose Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.



Maanta waxaan u diraya hambalyo dhamaan xildhibaanadii aqlabiyada aha ee u gudbiyey maxkamada sare khalaafkii dastuuriga aha ee golaha barlamaanka yaalay, waxana cad in ururadii la furayo oo ay u noqonayso wado furis siyaasiyeen han leh oo wadanka marlaxada soo socota la wareegaya, kuwas u ugu horeyo siyaasi dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo runti laftaydu aan dhisi doono. Maanta shacabka somaliland wuxu sugaya dhawaaqa dr.Gaboose iyo ururkiisa.


Waxaan taageeri laha in ururkii SAHAN oo soo laabto, siyaasi de gaboose shacbiyad weyn ayuu ku dhex leeyahay somaliland, waxaana faraya maxamed cabdi gaboose in 10 kii sanno aad hogaamin lahayd saaxada aya timi,dadkuna way ku sugayaan waana xaq aad u leedahay hogaaminaya dalka marxalada soo socota.

Qore Mukhtar Cilmi
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...