Ku Madaxweynaha Iyo Aqlabiyada Barlamaanka Qore Mukhtar Cilmi

0
Tuesday December 21, 2021 - 08:28:56 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ku Madaxweynaha Iyo Aqlabiyada Barlamaanka Qore Mukhtar Cilmi

    Waxaana faraya xildhibaanada aqlabiyada barlamaanka in ay iyagona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaana faraya xildhibaanada aqlabiyada barlamaanka in ay iyagona
Baaqaykan maanta wuxuu ku socda madaxweyne muuse biixi iyo aqlabiyada golaha barlamaankaa Mudan ee daninaya rabitaanka shacabka somaliland ku wajahan furista urueada siyaasiydeed June 2022.

Madaxweyne waxaad aragtaa sida qaawan ee gudoomiyaha barlamaanku Cabdirisaaq khaliif oo u kaga soo hor jeestay rabitaanka aqlabiyada xildhibaanada iyo shacabka somaliland, waxaan ku faraya in aad u gudbiso xeerka 14 maxkamada dastuuriga maadama ay iyado ku takhasus leh xalinta khilaafaadka xeerarka dalka, iyada aya ku haboon xalinta xeer 14, waxaana huba in ay guusha mar labaad ku heli lahayed kursiga oo ay taariikhda ku gali doonta.


Waxaana faraya xildhibaanada aqlabiyada barlamaanka in ay iyagona u diyaar garobaan Keenan mooshin laga qaadaya Cabdirisaaq khaliif xilka oo noqon doono un xildhibaan waddani ufadhiya maadaama u shaqadi qaranimo oo u kasoo bixi waayay. Waxaana loo bahan yahay FARATOON oo aan hubo in u barlamaanka isku soo celin laha oo marlbaad u soo laaban lahaa gole qaran oo midaysan.

Qore Mukhtar Cilmi
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...