Labbada Masuul Ee Kala Ah ,Wasiir Cali Hassan Iyo Cabdikarim Axmed Mooge Waxay Lugaha Kula Jiraan Dhiiqo Aan Shaqdoodda Aheyn "

0
Sunday December 19, 2021 - 11:52:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Labbada Masuul Ee Kala Ah ,Wasiir Cali Hassan Iyo Cabdikarim Axmed Mooge Waxay Lugaha Kula Jiraan Dhiiqo Aan Shaqdoodda Aheyn "

    W/Q: Abokor Mohamud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abokor Mohamud

Wasiirka  , Wasaarrada Biyaha  , iyadoo wakhtigan hadda lagu jiro Ummadah Xolo dhaqatdda ah ee JSL  ay la dhan-dhoolsan yihiin  haraadka iyo abaarta is dugsaday  ayna baahi-weyn u qabaan , Waxqabadka iyo taakuladda Wasarradda ,  uu masuulak ugu sareey  ugu magacaban yahay   Cali Hassan (Mareexan (  ayuu Sawiroo  iskagga soo qaaday diyaarada dalka timi oo aan shaqdiisa aheyn , halka uu Cabdikarim Axmed Mooge isagggunna shirkada  gaar loo leeyahay adeegeed  farsamo-xumo la soo gudboonaatay  ka raali gelinaayo  bulshadda Hargeysa siddii uu  yahay af-hayeenkii  Shirkadda ama maareeyaheedii.  Labbadda Masuulba si toos ah ayey  dhiiqo lugaha kula jiraan aan ahey shaqdoodii  iyo waajibkoodda .  Mar kale  dhacadan iyadda ah  ee  la xidhiidha  Wasiirka iyo Duqa-caasimadda  ee Hargeysa waxay  tibaax- buuxda innaga  siiinaysa hal image/jpeg image/jpegkaa ay ka joogaan in ka mid ah masuuliyinta  Qaranku fahamka guud  ee Nidaamka dawladnida iyo qababka uu shaqeeyo iyo  heykalkeeda.

 

Qaabkan  iyo  talaabooyinkani noocan ee masuuliyint qaarkood ku kacaan  kuma koobna labbadda masuul balse Qaranka JSL haya,dihiisa kala duwan mid kasta waa lagga soo helaya  maasul waxa aan shaqdiisa aheyn   dhex  fadhiya ama ku mash-quul ah  tii uu masuulka gaar ka ahaanna  shaqdeedii dayacan tahay. Waa  dhiig-baxa iyo aafo-weyn oo ku gadaam JSL iyo dawlanimadeed marka dhabta loogga hadlo , waanna waxyabaha keenay inaan 30 sandood JSL  aqoosi la,aanta iyo nidaam dawladeed oo dhameystiran  adduunku qanciya u hirgeli-waayey. Si kastaba ahaate waxa labbadda masuul mid walba waxxa gaar kiisa ugu waajib ahaa inuu masuuliyadda u xil ee saaran u gudto ugu haggasan.  Tusaale ahaan Cali Hassan waxa  maanta la gudboon isaggo ka soo dhex muuqada  Goboladda iyo degmooyinka abaaraha iyo haraadka ba,ani ka jiro halkaan uu jooga ka soo dhaalalida shaqada Wasarrada biyaha ee Qaranka.  Sidda oo kale waxa isagganna la gudboon Cabddikarim  axmed mooge   waxay aheyd inuu ummadda caasimadda la wadaago sidda ugga howl-galay cidaladda sabbatay shaqo joojinta  halkaan  shirkadu u balan qaaday inaanay dib u dhacay kanna digtonan doona inaan farsamo-xumo  danbe dhicin  adeegii ay bixin jireen si hufan u bixin donaan balse lama gudboona  inuu isaggu raali helin ka bixiyp  farsamo-xumad Telesom la soo gudboonaatay  ee Maanta warbaahinta la soo fadhiisatay .

 

Abokor Mohamud

[email protected].  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...