Seddex Da Xusbi Ma Jirta An Cid Doorasho Ila Gelaysaa Ma Jirto.

0
Sunday December 19, 2021 - 11:42:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Seddex Da Xusbi Ma Jirta An Cid Doorasho Ila Gelaysaa Ma Jirto.

    W/Q: M. Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M. Bashe

ARINTAN cusub ee Muse BIIXI KU kacay waxaa weeyaan Seddex Da Xusbi Ma Jiraan Laakiin Anaa Jira, Hadday Distoor Jebintaasi U Meel Marto Urur Yar Yar Oo Magacyo Ah Oo Warqad Ii Isaga La Hortaagine Oo Bilaa Xasaanada Biyo Miyuu U Ka An Doontaa Inuu Waraaqaa Ka A Qa An Owaayo. Dadku Korodhsi Bay Ka Hadlaya An Ee Waa Ilaa Ay Dumayso Anaa Fadhiya Ya Ku Maxaa Sanaya Weeyaan. Muse Biixi Waalidiisa Casi Maanta Qabasho Leedahay. Waxaa Caddaatay Sababtuu Kulmiye U Baabinaayey Ee Wax Garadkii U Eryey Ee Uu Buuni, Xinnif Iyo Shahar Dadkan Street People Ka Ah Uu U Keenay Madaxda Kulmiye Waa Kulmiye Wuu Ka Shubay. Markuu Arkay In Ummaddii Wadani Tagtayna Waa Kaa Yidhi Wadani Iyo Ucudna Ma Jiraan. Toraad Isagaa Askartii Heegada Yidhi Baarlamaanka Wadanka Ina Khaliif Xabbad Kasoo Dhex Rida Waa Kaartadii Soddonka Sano Lagu Yaqaanay Markaa Haddii Maanta Muse Waxgaradka Reer Somaliland Iska Qaban Waayaan Waxaa Soo Socda Burburkii Somaliland, Xaaladda Geesku Halkay Marayso Ayey U Ku Biiray.

 

Muddo To An Cisho Ah Hadduu Khadkii Doorashooyinka Ku Soo Noqon Waayo Sool, Sanaag Iyo Togdheer Weji Cusub Bay Ku Dhawaaqayaan I Taa Wixii Soo Raaacaya Waa La Garanayaa.

 

 

M BASHE 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...