Baaq Golaha Baarlmaanka. Qore Mukhtar Cilmi

0
Saturday December 18, 2021 - 10:02:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Golaha Baarlmaanka. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Siyaasaddu waa nidaam dhaqan dhaqaale oo dal lagu hoggaamiyo, waxana ay ku salaysan tahay dastuurka iyo xeerarka dalkaasi u dhigan. Dadka nidaamkaasi hoggaamiya amma wax ha ku kordhiyeen amma wax ha ka beddeleene ayaa la yidhaa siyaasiyiin, waxana hoggaamiya Madaxweynaha dalka, Intaasi innagu filan baan u malaynayaa. Aan u soo degno, siyaasiyiinteenna Somaliland, waa la isku jiraaye ,maanta waa wakhtigii ay dadku bislaadayn oo ay garanayaan siyaasiga liita iyo ka ummadda u adeegana. Ka edebta badan iyo ka edebta daran.

 

Xildhibaanada Golaha baarlamaanka maanta waxay u bislilayihiin xeerka furista ururada oo aqlabiyasa xildhibaanada ay taageersan yihiin,berito si wada jir ah in la ansaxiyo xeerka ururada oo gudoomiye cabdirizaak khaliif ku ixtiraamo aqlabiyada, hadii kale wuxu jabiye xeerarka golaha umana qalmo in u gudoomiyo golaha oo mooshin la hor keeno baarlamaanka. Waa in u saxixo xeerka berito 8 subaxnimo.

 

Qore Mukhtat Cilmi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...