Wasiirka Beeraha oo Agaasime-waaxeedyada wasaaradda ku Sameeyay Xil ka Qaadis, Magacaabis Iyo Isku-beddel.

0
Tuesday December 14, 2021 - 12:43:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Beeraha oo Agaasime-waaxeedyada wasaaradda ku Sameeyay Xil ka Qaadis, Magacaabis Iyo Isku-beddel.

    isku-shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isku-shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis

Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Mudane Maxamed Xaaji Cismaan, ayaa isku-shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Agaasime waaxeedyada wasaaraddaasi qaarkood.

Wareegto uu maanta soo saaray Wasiirku, ayaa u dhignayd sidan:


May be an image of text that says 'Jamhuuriyadda Somaliland Beeraha Somaliland Ministry Agricultural Development Dhammaan Xafiiska Wasiirka- The Minister Taariikhda: Waaxeedyadda Horumarinta BeerahA. Og: Wasaaradda Horumarinta Beeraha Og Lataliyaha Wasiirka Wasaaradda 2021 Beeraha. JSL. Ogi Gudoomiyaha Haay Guud haqaalaha Dawladda Wasaaradda Horuamrinta Beeraha =Hargeysa Hargeysa= Markii aan arkayı- Markaan tixgaliyey:- Mihiimadda Agaasime Waaxeedadu leeyihiin WHB. Talooyin badan shaqada yo Hawl lagama maarmaan hoos Markaan ogaaday:- Aqoontooda, Kartidooda, iyo Waayo aragnimadooda. Laga bilaabo taariikhda maanta 13/19/2021 waxaan magacaabid, qaadis lsku bedel kamid Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Horumarinta Beeraha, xusan:- gaasimaha Bedelay Agaasimaha Cabdirisaaq Waaxda Maxamed Abokor Axmed Farayaa waxaan farayaa agaasime wareejiyaan Billaahi Towiq gutaan dhakhsaha badan Wasiirka'

Loading...
Loading...