Ka waran Haddii Aad Taaban Karto Xajrul Aswadka Adigoo Gurigaaga Joogo?!

0
Tuesday December 14, 2021 - 08:11:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka waran Haddii Aad Taaban Karto Xajrul Aswadka Adigoo Gurigaaga Joogo?!

    "Tallaabadani u danbeysay ayaa la filayaa iney yareyso cadaadista iyo ciriiriga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Tallaabadani u danbeysay ayaa la filayaa iney yareyso cadaadista iyo ciriiriga"
Madaxa masjidka Xaramka ee magaalada Maka, Sheekh Cabdulraxmaan Sudaysi, ayaa  ka qeyb galey bilaabista qalabka cusub ee fogaan araga, kaasoo suura galinaya in loo isticmaali karayo Dhagaxa Madaw, ee kacbada bartankeeda yaalla.


Qalabkan cusub ee fogaan araga, ayaa ah mid casri ah oo dijital ah, kaasoo qofka u sahlaya marka uu jooggo Xaramka iyo goobaha kalaba, inuu si fudud u taabto Dhagaxa Madaw.



Dadka intooda badan acmaasha u taga masjidka Xaramka ee magaalada Maka, ayaa ciriiri aad u xoogan kala kulma marka ay doonaan taabashada Dhagaxa Madaw.


Tallaabadani u danbeysay ayaa la filayaa iney yareyso cadaadista iyo ciriiriga ku gadaaman Dhagaxa Madaw.


Loading...
Loading...