Somaliland: Shaqaalaha Toban Magaalo oo Dalka ah oo Tabbabar Hargeysa uga Furmay

0
Monday December 13, 2021 - 11:30:13 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Shaqaalaha Toban Magaalo oo Dalka ah oo Tabbabar Hargeysa uga Furmay

    Furitaankaa tababarkan waxa ka hadlay Agaasimaha Maxadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Furitaankaa tababarkan waxa ka hadlay Agaasimaha Maxadka


Maxadka Dawladaha Hoose ee dalka ayaa tababar afar maalmood socon doona oo lagu baran doono hawlaha Dawladaha Hoose u furay, qaar ka mida Shaqaalaha Dawladaha Hoose ee toban magaalo oo Somaliland ah.


Furitaankaa tababarkan waxa ka hadlay Agaasimaha Maxadka Dawladaha Hoose ee dalka Iid Muuse Maxamed, waxaana uu sheegay in tabobarkani uu muhiimad weyn u leeyahay shaqaalaha dawladaha hoose ee dalka, isagooo tilmaamay in yoolka ay ka leeyihiin uu yahay sidii kor loogu qaadil ahaa aqoonta shaqaalaha iyo xirfadda dawladaha hoose.



Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdirashiid Xirsi Cali ayaa ka qayb galayaasha tabobarkan ku booriyay in aqoonta ay bartaan laga arko xafiisyada iyo goobaha shaqada.


Waxaana uu intaas ku daray in tabobarkan aqoonta lagu baranyo xoogga lagu saarayo dhinaca maamulka.
Loading...
Loading...