Hir-Shabeelle oo Amar dul-dhigay Warbaahinta & Ururrada Saxaafadda

0
Sunday December 12, 2021 - 12:25:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hir-Shabeelle oo Amar dul-dhigay Warbaahinta & Ururrada Saxaafadda

    hey'adaha warbaahineed ee ka howlgala Hirshabeelle, maankana ku haya muhiimadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hey'adaha warbaahineed ee ka howlgala Hirshabeelle, maankana ku haya muhiimadda



Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ku wargelisay dhamaan Warbaahinta iyo Ururada Saxaafadeed ee ka howlgalla degaannada Maamulkaas inay is soo diiwaan galiyaan.


 

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta oo uu ku saxiixan yahay Wasiirka Wasaaradaas Maxmed Cabdiraxmaan Maxamed ayaa lagu sheegay in, iyaga oo ka duulaya dardargalinta howlaha Wasaaradda, iskuxirka iyo kawarqabka



hey’adaha warbaahineed ee ka howlgala Hirshabeelle, maankana ku haya muhiimadda ey

warbaahintu u leedahay horumarka bulshadda iyo dhismaha dowladnimadda la farayo dhamaan hey’adaha iyo ururadda saxaafadda ee ka howlgala Hirshabeelle. in mudo bil gudaheed ah(12Dec-12jan) ay isaga diiwaangaliyaan Wasaaradda


Warfaafinta, DHaqanka iyo Dalxiiska.


"Hey’adaha iyo ururadda aan

dhacsaneyn ( shati mudo u dhimantahay).


Hey’ad iyo urur kasta oo warbaahineed ee doonaya in uu ka howlgallo Hirshabeelle waa in uu ogolaasho buuxda(warqad qoran) ka heystaa Wasaaaradda islamarkaana soo


wargaliyaa ayaa sidoo kale lagu yiri” Warka Wasaaradda.


 

Sidoo kale qoraalka waxaa lagu sheegay in

cidkasta oo aan hanaankan kor ku xusan soo marin aysan aqoosan doonin wasaaradda, isla markaana dhawaan ay shaacin doonaan magacyada Hey’adaha iyo ururadda ey aqoonsantahay Wasaaradda warfaafilinta ee ka diiwaangashan, waxaana loo majad celiuauy


Waxey wasaaraddu u mahadcelineysaa dhamaan Heyd’adaha iyo ururadda sharciga dhowray

ee horay nidaanka u raacay wadashaqeyntana la leh.



Loading...
Loading...