Madaxweyne Fur Ururada. Qore Mukhtar Cilmi

0
Sunday December 12, 2021 - 09:49:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Fur Ururada. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Maqaalkaygan caawa waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oo runti iftimiyey in u dalkanu u socda xaga horumarka iyo ku dhaqanka shurucda dalka u yaal. waxaana runti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada urur siyaasideedyo cusub oo xiligeedii la gaadhay .

 

Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangalinta ururada January 2022, kadibna la bilaabo tartanka ururada siyaasiydeed april 2022 ila June 2022 halkaasna at ka soo baxayaan 3 xisbi qaran cosub gali doona doorashadda madaxtooyada soo socota.

 

Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go'aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.

 

waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa'idaysan karto Waxaana ka mid ah : xagalatoosiye , cabdilaahi direwaal,  warancade, maxamuud xaashi, lkn anigu waxaan u umalinaya 3da soo bixi doona waa:

 

Pro. Axmed ismaaciil samatar

 

Dr.maxamed cabdi gaboose

Siyaasi jamaal cali xuseen

Qore Mukhtar Cilmi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...