Madaxweyne-Ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0
Thursday December 09, 2021 - 14:40:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-Ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

    "waxana madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid golaha wasiirrda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxana madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid golaha wasiirrda"

Hargeysa (HW) Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar shaqo ugu maqnaa dalalka India iyo Isu-tagga Imaaraadka carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxana madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid golaha wasiirrda, xildhibaanno iyo saraakiil katirsan xisbiga KULMIYE.

 

Madaxweyne-ku-xigeenku waxa uu sheegay inuu kulamo kala duwan oo midho dhalay la qaatay siyaasiyiinta, hormuudka iyo ganacasatada labada dal ee uu safarka ku tegay, islamarkaana ay ka wada hadleen arrimo salka ku haya xidhiidhka wanaagsan ee dhinacyada siyaasadda iyo ganacsiga.


Loading...
Loading...