Shaqo Qaran Waa Shay Cajiiba Oo Loo Bogay

0
Wednesday May 22, 2019 - 08:41:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqo Qaran Waa Shay Cajiiba Oo Loo Bogay

    Runtii waxa weyn ee lagu faano waa in dhalintii in badan oo ka mida loo direy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Runtii waxa weyn ee lagu faano waa in dhalintii in badan oo ka mida loo direy
shaqo qaran,taas oo ku suntay guullo badan oo ay soo hoysey xukuumadani.shaqo qaran waa mid aad loogu baahnaa waana mid ay tahay in sannad waliba lasii xoojiyo oo qaybo badan laga dhigo.dhalintii in badan bilaa camalka ahayd hadda waxa ay ku faraxsanyihiin shaqada qaran waxana aan jeclaan lahaa in lahaa in lakala dooransiiyo qaybaha kala duduwan ee rabitaankooda.



shaqo qarran waa mid aad loogu baahnaa dawladan ay aad ugu amaantahay in badan waxaad mooda in waxbadan oo wanaagsan horo loogu socdo alla somaliland ha dhowro mar walba iyo xilli walba

hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...