Ciidanka Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Rag Isku Dhaarsaday Inay Qiimaha Roodhida Kordhiyaan

0
Monday December 06, 2021 - 15:37:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Rag Isku Dhaarsaday Inay Qiimaha Roodhida Kordhiyaan

    "Waxaanu ku soo beegmayaa xili maciishadu qiimo korodh badani ku yimid"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaanu ku soo beegmayaa xili maciishadu qiimo korodh badani ku yimid"

Hargaysa (HWN) Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wershadaha Roodhida Laydhka sameeya oo iska soo  duubay muuqaal ay isku dhaarsadeen in la kordhiyo qiimaha roodhida.



Tallaabadan ay Roodhileyaashu kor ugu qaadeen qiimaha Roodhida iyo qaabka ay u mareen, ayaa aad uga qayliyeen qaybaha kala duwan ee bulshadu, iyaga oo qaarkood ku baaqay in aan la iibsadan roodhida wershaduhu sameeyaan.


Muuqaalkan ay isku dhaarsanayeen masuuliyiinta warshadaha soo saarada Roodhid laydhku ayay shacabku aad uga faaloonayeen baraha Bulshada. Waxaanu ku soo beegmayaa xili maciishadu qiimo korodh badani ku yimid.

Loading...
Loading...