Wasiir Dr. Ciise Kayd Oo Kulamo La Qaatay Jaaliyada Somaliland Ee Ottawa

0
Monday December 06, 2021 - 07:52:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Dr. Ciise Kayd Oo Kulamo La Qaatay Jaaliyada Somaliland Ee Ottawa

    "Wasiir Kayd iyo Weftigiisa oo bishii u dambaysay safarro diblumaasiyadeed ku galaa-bixinayey dalalka Maraykanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiir Kayd iyo Weftigiisa oo bishii u dambaysay safarro diblumaasiyadeed ku galaa-bixinayey dalalka Maraykanka"

Ottawa (HWN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland,Dr. Essa Kayd Mohamoud Raagsaale, iyo wefti heer sare ah oo u hoggaaminayo oo  safar shaqo ku tegay magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa kulamo kula yeesheen saaxiibada & jaaliyadda Somaliland

 

Wasiir Kayd iyo Weftigiisa oo bishii u dambaysay safarro diblumaasiyadeed ku galaa-bixinayey dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska, ayaa waxay sheegeen In u-jeeddada safarkooda Kanada qayb ka tahay dedaallada lagu iibinayo Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland



Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga JSL Essa Kayd ayaa intii loomagacaabay wasaarada arimaha dibada dadaal xoogan geliyay raadinta aqoonsiga Somaliland

Loading...
Loading...