Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan

0
Sunday December 05, 2021 - 21:08:52 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan

    Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan

Hargeisa(HWN):-Safiirkii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Dalalka Itoobiya iyo Biniin Amb. Timbor Nagy, ayaa ka hadlay Shir lagaga hadlayo Dimuqraadiyadda oo Madaxweynaha Maraykanku uu bishan sagaalkeeda qabanayo.



Shir-madaxeedkan, ayuu sheegay inay ka qayb-galayaan illaa 111 Waddan, kuwaasi oo ay ku jiraan 17 Waddan oo ka mid ah Afrika, laakiin wuxuu uu jeclaan lahaa in Somaliland lagu daro Dalalka lagu marti-qaaday ee Taiwan ka mid tahay.

Qoraal uu Ambassador Timbor Nagy ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka, ayuu ku yidhi "Waxaan ku faraxsanahay in Madaxweyne Biden uu Taiwan ku martiqaado Shir Madaxeedka Dimuqraadiyadda ee dhacaya 9-ka December, iyada oo ay weheliyaan 111 waddan, oo ay ku jiraan 17 ka socda Afrika…”

Timbor Nagy, wuxuu sheegay in Somaliland lagu daro Dalalka Shirkan lagu marti-qaaday, maaddaama oo ay tahay Qaran wax qaban kara "Qarankan yar ee Somaliland waa lagu dari lahaa (Dalalka lagu marti-qaaday Shirka), marka la eego sanadkan ku xun dimuqraadiyadda awgeed…”

Loading...
Loading...