Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Saaka Cagaf Galisay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Danyar Ah

0
Sunday December 05, 2021 - 12:50:01 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Saaka Cagaf Galisay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Danyar Ah

    Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Saaka Cagaf Galisay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Danyar Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Saaka Cagaf Galisay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Danyar Ah

Hargeisa(HWN):-Dawladda Hoose ee Berbera, ayaa saaka cagaf galisay qaybo ka mid dadkii danyarta ahaa ee Deganaa Xaafadda Xero-aboo Berbera.





Saaka saladaii hore ayey Dawlada hoose bilowday dubinta guryaha xafadda xero-aboo iyada oo aan arkayey dumar iyo caruur wadhan laamiga dhiniciisa oo ah dadkii guryahooda la dumiyey


Xoghayaha dawlada oo aan goobta kula kulmay ayaa ii sheegay in aanu imika arinta ka hadley balse mar danbe uu ay ka hadli doono
Dadka guryoodi la dumiyey ayaa ii sheegay in saaka cagafta uun la galiyey guryahoodi oo imika ay ku mashquusan yihiin sidii ay caruurtooda halkaasi uga guran lahayeeen.

Loading...
Loading...