Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho Iyo Qorshayaal La Hordhigay

0
Wednesday May 22, 2019 - 01:13:53 in News by
  • Visits: 2258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho Iyo Qorshayaal La Hordhigay

    Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho Iyo Qorshayaal La Hordhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho Iyo Qorshayaal La Hordhigay


Muqdisho(HWN):-Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta gudoomiyey shirka tubta horumarinta arimaha bulshada ee golaha wasiirada.




Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka XFS ayaa shirka Tubta horumarinta arrimaha bulshada waxa ay ugu soo bandhigtay qorshaha loogu gurmananayo hadii ay abaaro ka dhacaan deegaannno kamid ah dalka.


Wasaaradda ayaa samaysay guddi ka kooban sagaal wasaaradood oo xukuumadda kamid ah iyo wasaaradaha gargaarka maamul gobaleedayada, si dhaqsa loogu gurman karo hadii ay abaaro dhacaan.


Shirka ayaa waxaa sidoo kale lagu soo ban-dhigay siyaasadda dalxiiska oo ay oo diyaarisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska.


Xukuumadda federaalka Soomaaliya oo mas’uuliyad gaaar ah iska saaraysa mawaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay guddiga gurmadka abaaraha uga hor tegeysaa in la sameeyo guddiyo deg deg ah kadib marka ay dhibaato dhacdo.


Loading...
Loading...