Somaliland Oo Xidhay Sayidka Barakaysan

0
Saturday December 04, 2021 - 16:38:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Xidhay Sayidka Barakaysan

    Majaalilaystahan ayaa inta badan riwaayadihiisu ay kusalaysan yihiin wacyigelinta bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Majaalilaystahan ayaa inta badan riwaayadihiisu ay kusalaysan yihiin wacyigelinta bulshada

Hargaysa (HWN) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Jilaaga caanka ah ee Idiris Ilig oo loo yaqaan Sayidka Barakaysan.

 

Ma jiro illaa hadda cid caddaysay sababta xadhigiisa balse wararka qaar ayaa sheegaya in loo haysto riwaayad uu soo bandhigay oo Madaxweyne Muuse Biixi ka cadhaysiisay.



Majaalilaystahan ayaa inta badan riwaayadihiisu ay kusalaysan yihiin wacyigelinta bulshada, iyagoo shacabka Somaliland-na inta badan aad udaawada kana falcelliya riwaayadaha uu sameeyo.

Loading...
Loading...