Gudida Dhalinyarada Beelaha Arab Oo Gudoomiye Udoortay Dr. Jimcaale Sh. Xasan

0
Thursday December 02, 2021 - 15:59:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Dhalinyarada Beelaha Arab Oo Gudoomiye Udoortay Dr. Jimcaale Sh. Xasan

    "Xubnaha Gudida oo udhamaa shir xalay ka dhacay hudheelka Caydiid"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xubnaha Gudida oo udhamaa shir xalay ka dhacay hudheelka Caydiid"

Hargaysa (HWN) Gudida Horumarinta Dhalinyarada Beelaha Arab ee Intifaac ayaa xalay shir ay ku yeesheen magaalada Hargaysa ku doortay hogaanka gudida oo kala ah gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen.

 No description available.



Xubnaha Gudida oo udhamaa shir xalay ka dhacay hudheelka Caydiid ayaa Gudoomiyaha Gudidaasi udoortay Dr. Jimcaale Sh. Xasan  Axmed (Ashraf) halka gudoomiye ku xigeenkana loodoortay Barkhad Axmed C/laahi.

 No description available.

Dr. Jimcaale ayaa ah aqoonyahan bartay Caafimaadka Xoolaha isagoo haatana wax ka dhiga qaar kamid ah jaamacadaha Somaliland.

 No description available.

Sidoo kale Barkhad ayaa isna ah aqoonyaha wax ka dhiga jaamacada Somaliland

 

Loading...
Loading...