Madaxweynaha Ruushka oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday wadanka Ruushka

0
Wednesday December 01, 2021 - 17:53:46 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ruushka oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday wadanka Ruushka

    Madaxweyne Putin, ayaa dowladda Soomaaliya u rejeeyay inay ka guuleysato

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Putin, ayaa dowladda Soomaaliya u rejeeyay inay ka guuleysato



Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ruushka ayaa madaxweyne Vladimir V. Putin waxaa uu qudbad ugu jeediyay safiiradda cusub ee uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay kuwaas oo gaaraya 21 danjire oo ka kala socday dalal ka duwan oo ay Soomaaliya ka mid tahay.



Madaxweyne Putin, ayaa dowladda Soomaaliya u rejeeyay inay ka guuleysato dagaalka ay kula jirto xag-jirka iyo argagixisada iyo dadaalka ay ugu jirto sugidda wadajirka dhulkeeda.


Mudane Xasan Cabdi Daa’uud ayaa ka shaqeynaya kor u qaadista xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo dalka Ruushka gaar ahaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha, waxbarashada, cafimaadka, ganacsiga iyo ciidamada.
Loading...
Loading...