Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Koofur Galbeed

0
Wednesday December 01, 2021 - 11:28:31 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Koofur Galbeed

    Lafta-gareen ayaa Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lafta-gareen ayaa Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka, isagoo kala hadlay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka.


Kulanka uu Madaxweyne Lafta gareen la qaatay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa waxaa diiraadda intiisa badan lagu saaray doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka ee ka socota Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koofur Golbeed Soomaaliya.



Lafta-gareen ayaa Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal (FIET) heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka, ku booriyay in hannaanka doorashooyinka sida ugu wanagaasn loo qabto, maaddama ay jiraan cabashooyin dhinacyada qaar la imaanaya.


Baydhaba ayaa waxaa ka socota doorashada Golaha Shacabka, waxana magaalada lagu doortay qaar ka mid ah kuraasta Xildhibaanada, iyadoo haddana loo madalsan yahay in gabi ahaanba lagu soo doorto Kuraasta Dowladda dhexe kasoo galaya KGS.

Loading...
Loading...