Kal-fadhigii 77-aad ee Golaha Guurtida oo la Muddeeyay Wakhtiga uu Fumi doono

0
Wednesday December 01, 2021 - 10:30:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kal-fadhigii 77-aad ee Golaha Guurtida oo la Muddeeyay Wakhtiga uu Fumi doono

    Waxaana sidan lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxday xarunta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaana sidan lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxday xarunta


Kal fadhigii 77-aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa haddii ILLAAHEY yidhaaho maalinta sabtida ee toddobaadka fooda inagu soo haya u furmaya si rasmiya.


Waxaa mudanayaasha lagu wargeliyay in ay wakhtiga dhawraan oo ay soo dadaalaan, isla markaana ay fadhiga ka soo wada xaadiraan.



Waxaana sidan lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxday xarunta golaha guurtida oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha guud ee golahaasi garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi.


Waxaana lagu yihdi."Dhammaan mudanayaasha golaha guurtida waxa la ogeysiinayaa in uu furmi doono Kal-fadhigii 77-aad ee golahaasi, maalinta sabtida ee bishu tahay 4/12/2021 marka saacadu tahay 9:00-ka subaxnimo haddii EEBE Qadaro.


Hadda waxa la idinka codsanayaa mudanayaal in aad wakhtiga dhawrtaan haddii ILLAAHEY yidhaaho, oo aad soo dadaashaan”

No photo description available.

Loading...
Loading...