Mucaaradka Oo Dalbadey In La Joojiyo Doorashada Ka Socota Soomaaliya
"Waxey dalbadeen in la hakiyo doorashada"
Golaha Midowga Murashaxiinta Soomaalia, ayaa soo saarey bayaan ka kooban dhawr qodob, oo inta badan dhaliil looggu jeedinayo doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya.
Waxey dalbadeen in la hakiyo doorashada, iyagoo ku ciladeeyey inaaney u socon habkii looggu tala galey.
Loading...
Loading...