"Berito Waxaanu Wada Noqonaynaa Wada Buurmadaw." Ex. Maayar Muraad Oo Hanjabay

0
Tuesday November 30, 2021 - 08:28:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Berito Waxaanu Wada Noqonaynaa Wada Buurmadaw." Ex. Maayar Muraad Oo Hanjabay

    "Inta Waagu Aanuu Beryin Hadii Aan Garawshiyo Laga Bixin Berito"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Inta Waagu Aanuu Beryin Hadii Aan Garawshiyo Laga Bixin Berito"

Burco (HWN) Maayirkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad ayaa sheegay in haddii aan laga garaabin hadal uu Suldaan Sabayso ka sheegay Boqor Buurmadaw ay wada noqon doonaan Wadda Boqor Buurmadaw



"Ilaahay Baa Boqor Ahe Boqor Cismaan Aw Maxamuud Waa Laga gardaran-yahay, Waxyaabaha Uu Ku Hadlay Suldaan Sabaystan Qaranka iyo Deegaankayga Labadaba Waa ku Meelkadhac, Inta Waagu Aanuu Beryin Hadii Aan Garawshiyo Laga Bixin Berito Waxaanu Wada Noqonaynaa Wada Buurmadaw. Ku Abshira Warkayga Hala Gaadhsiiyo Suldaan Xasan." Ayuu yidhi Ex Maayar Muraad.


Boqor Buurmadaw ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somaliya

Loading...
Loading...