Musharax Ciro Oo Tacsi Udiray Gud. Xirsi Oo Hooyadii Geeriyootay

0
Monday November 29, 2021 - 08:39:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Ciro Oo Tacsi Udiray Gud. Xirsi Oo Hooyadii Geeriyootay

    Musharraxu waxa uu Marxuumadda Illaahay uga baryaya in uu su'aasha u fududeeyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharraxu waxa uu Marxuumadda Illaahay uga baryaya in uu su'aasha u fududeeyo

TACSI



Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, iyo asxaabta, ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuummad Faadumo Cabdi Sulub oo dalka Turkiga ku geeriyootay.

 

Musharraxu waxa uu geerida Marxuumadda si gaar ah uga tacsiyaynaya Guddoomiyaha  Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay hooyadii ahayd iyo dhammaan ubadkeedii iyo qoyska balaadhan ee ay ka baxday.

 

Musharraxu waxa uu Marxuumadda Illaahay uga baryaya in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, qoysaska, ehelada, qaraabad iyo asxaabta ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

إناللهوإناإليهراجعون

    Af-hayeenka Xisbiga WADDANI

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

Loading...
Loading...