Hawl-gal Ciidanka Somaliland Xalay Ka Fuliyeen Masaajidka Daara-salaam

0
Sunday November 28, 2021 - 19:51:10 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawl-gal Ciidanka Somaliland Xalay Ka Fuliyeen Masaajidka Daara-salaam

    Hawl-gal Ciidanka Somaliland Xalay Ka Fuliyeen Masaajidka Daara-salaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawl-gal Ciidanka Somaliland Xalay Ka Fuliyeen Masaajidka Daara-salaam

Hargeisa(HWN):- Ciiddanka Booliska iyo RRU-da, ayaa xalay hawl-gal ka fuliyey Masaajidka Daara-salaam ee xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa. Hawl-galkaa ay khasaare soo gaadhsiiyey Masaajidka, iyaddoo daqadihii masaajidka burburka soo gaadheen.




Bartilmaameed hawl-galka ayaa ku waajahanna inuu masaajidka ku jiro qof nafti-hura ah, taas oo cabsi iyo argagax ku ridday dadkii shacabka ahaa ee la jaarka ahaa masaajidka Daara-salaam ee xaafadda Shacabka. Hawl-galka ayaa lagu qabtay dhalinyaraddii Masaajiddka Masuulka ka ahayd.


Balse dood dheer ka dib, waxay xorriyoodii dib u heleen Maanta. Kadib markii bartilmaameedkaasi noqday indho-sarcaad lagu guuldarraystay oo ahaa in aannu masaajidka ku jirin qof naftii-hurre ah, balse hurdeen dhalinyaradda xorriyadoodda dib u heshay..


Dhinaca kale, Laamaha Ammaanka ayaan ka hadlin hawl-galka waxyeeladda soo gaadhsiiyey masaajidka Daara-salaam.


Xigasho Wargeyska Waaberi

Loading...
Loading...