"Xeerka Ururada Furistu Waa Sharci Daro" Gudoomiye Faysal

0
Thursday November 25, 2021 - 09:33:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1769
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xeerka Ururada Furistu Waa Sharci Daro" Gudoomiye Faysal

    "waa wax qaran dumis ah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waa wax qaran dumis ah"

Hargaysa (HWN) Guddomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu sharci darro yahay xeerka furista Ururada Somaliland.



Faysal oo ujawaabaya siyaasiyiin iyo waxgarad Hargaysa ka soo saaray baaq ah in lafuro Ururada siyaasada Somaliland ayaa sidan yidhi "Xeerka ururada furistu waa sharci daro, dad cadheysan ayaa qor qoray,waa wax qaran dumis ah. Doorashadii in waqtigeeda lagu qabto Madaxweynaha way ka go'antahay, Ananagana way naga go'antahay" Guddomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe .


Faysal ayaa Xisbiga UCID gudoomiye ka ah inkabadan labaatan sanno, waxaanay dadka dhaliiaha siyaasadihiisu sheegeen in uu ka baqo in xisbigiisu soo bixi waayo haddii lafuro ururada siyaasada.

 

Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...