Ciidanka Dab-Demiska Caasimada Hargeysa Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Daar Ah Oo Ku Yaala Xaafada New Hargeysa.

0
Thursday November 25, 2021 - 08:59:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dab-Demiska Caasimada Hargeysa Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Daar Ah Oo Ku Yaala Xaafada New Hargeysa.

    Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland




Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.



Sidoo kale waxaa gurmadka daminta Dabka kala qayb qaatay Ciidanka Booliska degmada oo iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay, waxaana had iyo goor Ciidanka Booliska JSL si dhakhso ah u yimaadaan goobaha hawlgalada dabku ay ka dhacaan ee gobolada iyo degmooyinka dalka.


Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland in ay ka digtoonaadaan wax kasta oo keeni ama sababi kara dab.





Loading...
Loading...