Mar waxaa jiray nin murugo iyo niyad-jab ku ah sabab noloshiisa.
Waa uu ooyay salaad kadib. Imaamkii ayaa waydiiyay maxaad la ooyaysaa?
Ninkii ayaa yidhi, "Hagaag, waxaan ahay sabab murugo leh oo noloshayda ah."
Markaas ayuu imaamkii u sheegay xoogaa aayad ah oo quraan ah, wuxuuna ka baxay masaajidka isagoo qoslaya.
Waa kuwan aayadahan dhoola cadeyn kara wejigaaga. Haddi aad murugo uun xasuuso aayadahan.
"سيجعل الله بعد عسر يسرا"
"Ilaah wuxuu siin doonaa farxad dhib ka dib"
(Suuradda Talaq:07)
ألا إن نصر الله قريب"
"Ogow in gargaarka Alle uu dhow yahay"
(Suuradda Al-Baqara.214).
" إنما أشكو بثي وحزني إلى الله"
"Waxaan u hurayaa murugadayda iyo xasillooni la'aantayda Alle."
(Suuradda Yuusuf Aayadda 86).
"لا يكلف الله لهما إلا وسعها"
"Alle qofka kuma culaysiyo wax awoodiisa ah".
(Suuradda Al-Baqara: 286).
"إن مع العسر يسرا"
"Dhib kasta waxaa jira nafis"
(Suuradda Inshirah: 06).
"يا أيها الذين آمنوا استعينوا بالصبر والصلاة إن الله مع الصابرين"
Kuwa xaqa rumeeyow kaalmaysta samir iyo duco. Eebana wuxuu la jiraa kuwa samra.
(Suuradda Al-Baqara: 153).
" ولا نياشوا من روح الله لا پياس من روح الله إلا القوم الكافزون"
' Ha ka quusanina naxariista Eebe. Naxariista Eebe cidna kama quusto Gaalada mooyee
(Suuradda Yuusuf.87).
"ولنبلونكم بشيء من الخوف والجوع ونقص من الأموال والأنفس والقمرات "ر الصابرين"
"Dabcan waxaan idinku imtixaami doonaa xoogaa cabsi ah, gaajo, khasaare naf iyo maal iyo midho beelid ah, laakiin u bishaaree kuwa samra."
(Suuradda Al-Baqara 155).
Codsi: faataxada iimara walaalayaal , muraad baan leeyahay e, mahadsanidiin.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...