Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Laba Sanno Xadhig Ah Ku Xukuntay Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

0
Wednesday November 24, 2021 - 11:30:57 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Laba Sanno Xadhig Ah Ku Xukuntay Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

    Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Laba Sanno Xadhig Ah Ku Xukuntay Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Laba Sanno Xadhig Ah Ku Xukuntay Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI



Hargeisa(HWN):-Masuul ka tirsan Xisbiga WADDANI, ayaa lagu xukumay laba sanno iyo laba bilood, ka dib markii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex xukun ku riday Masuulkan oo muddo xidhnaa.



Weli Cabdi Jaamac, oo ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI, ayaa xukunkiisu loo cuskaday eeddo uu u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Loading...
Loading...