Keysar Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ka Difaacay Eedo Loo Jeediyay

0
Tuesday November 23, 2021 - 09:58:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keysar Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ka Difaacay Eedo Loo Jeediyay

    "Fadlan adigu dhaqan wanaagsan muuji inta aanad dhaliilin qof kale."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fadlan adigu dhaqan wanaagsan muuji inta aanad dhaliilin qof kale."

Hargaysa (HWN) Wasiir ku xigeen hore Amb. Kaysar  Cabdilaahi Maxamed ayaa ka jawaabay hadal uu ku durayay Xildhibaan Cali Qaran Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif.

 

"Ninka halkan ka muuqdaa ee Gudoomiyaha Baarlamanka dhaliilayaa miyaanuu ahayn kii Malabka faraha geliyay ee ku carigsanayay Shacbiga reer Somaliland ee duruufaha dhaqaale ee adagi ay haystaan?  Fadlan adigu dhaqan wanaagsan muuji inta aanad dhaliilin qof kale." Ayuu yidhi Kaysar.

Xiildhibaan qaran ayaa hore ugu soo jeediyay gudoomiyaha Golaha Wakiilada in uu ulaaliyo sharafta kurisa uu ku fadhiyo.

 

Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

 


Loading...
Loading...