Maamulka Gedo Oo Sheegay In Afar Qof Ay Marayso Tirada Dadka Gaajada Iyo Oonka U Dhintay

0
Monday November 22, 2021 - 20:11:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gedo Oo Sheegay In Afar Qof Ay Marayso Tirada Dadka Gaajada Iyo Oonka U Dhintay

    "Gobolka Gedo ayaa ka mid ah gobollada Soomaaliya ee ay saameysay abaarta"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gobolka Gedo ayaa ka mid ah gobollada Soomaaliya ee ay saameysay abaarta"

Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay marayso tirada dadka gaajada iyo oonka ugu dhintay gobolka, arrintaas oo ka dhalatay xaalad darran oo abaar ah oo fara ba'an ku hayso deegaannada gobolka.

 

Gobolka Gedo ayaa ka mid ah gobollada Soomaaliya ee ay saameysay abaarta kaddib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta.

 

Dhawaan ayay ahayd markii Qaramada Midoobey ay sheegtay in bisha May ee sanadka soo socda 7.7 milyan oo qof Soomaaliya ku nool ay kaalmo bani'aadanimo doonaan.


Loading...
Loading...