Gudoomiyaha Golaha Wakiilada SLAND Oo Loo Soo Jeediyay In Aanu Lumin Kalsoonida Shacabka

0
Monday November 22, 2021 - 18:07:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada SLAND Oo Loo Soo Jeediyay In Aanu Lumin Kalsoonida Shacabka

    Mise ilaa hada maad xaqiiqsan in aad tahay Guddomiyaha Baarlamaanka Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mise ilaa hada maad xaqiiqsan in aad tahay Guddomiyaha Baarlamaanka Somaliland?

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Cali Qaran ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxaanu usoo jeediyay in uu ilaaliyo gudoomiye Cabdirisaaq Sharafta kursiga uu ku fadhiyo



"Guddoomiye Cabdirisaaq waxa aad ku fadhidaa kursiga saddexaad ee qarankan looga arrimiyo waana kursi karamadiisa leh waxa aan talo kugu siin lahaa in aanad luminin kasoonida shacabku inagu qabaan oo aad ka fogaato hadalada meeqaamkoodu hooseeyo ee sharafta kursiga aad fadhido meelkadhaca ku ah kuwaasi oo Maalmihii u danbeeyey aad fagaarayaasha kaga hadashay.


Mise ilaa hada maad xaqiiqsan in aad tahay Guddomiyaha Baarlamaanka Somaliland?


Aniga oo ixtiraamaya masuuliyada aad qaranka u hayso waxa aan jeclaystay in aan kuu nasteexeeyo."

Loading...
Loading...